Riyad Mahrez oo sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha uu gaarka kaga yahay Guardiola macalimiinta kale

(Manchester) 04 Okt 2018. Kubad sameeyaha kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa si xoogan u amaanay macalinka reer Spain ee  Pep Guardiola, inkastoo mudo gaaban uu la shaqeeyay.

Riyad Mehrez ayaa sharaxaad ka bixiyay farqiga u dhexeeya macalinka reer Spain ee Pep Guardiola iyo macalimiintii uu horey ula soo shaqeeyay.

“Pep Guardiola wuxuu kaga duwan yahay macalimiinta kale qabashada shaqo adag”.

“Guardiola xili kasta fikradihiisa waa kuwo aad u wanaagsan ee dhaxalgal ah”.

Si kastaba Riyad Mahrez ayaa kaga soo biiray kooxda Manchester City dhigeeda Letser City bartamaha bishii July ee sanadkan, gaar ahaan inta lagu gudi jiray suuqii xagaaga ee lasoo dhaafay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close