Ogoow SIRTA ka dambeysa Dabaal Degii YAABKA lahaa uu Xalay Sameeyay Messi!!…+SAWIRRO

(London) 04 Okt 2018. Taageerayaasha Tottenham ayaa xitaa la dhacay wacdarihii uu xalay Messi ka dhigay gegada Wembley ciyaartii kooxdooda looga adkaaday 4-2.

Laacibka reer Argentina ayaa dhaliyay labo gool isagoona ka shaqeeyay labada kale oo waxaa u dheeraa inuu labo kale birta ku dhuftay.

Taageeryaasha Spurs ayaa baraha bulshada ku qiray in Messi uu wax kale yahay.

Kabtanka Barcelona ayaa si caadi ah ugu dabaal degi jiray goolashiisa balse xalay ayuu la yimid dabaal deg Yaab leh oo aan horey loogu arag.

Wuxuu labada dhinac ka dharbaaxay madaxiisa isagoona raaciyay Shumis/Dhunkasho iyo waliba Saddex farood uu taagay.

Warsidaha reer Spain ee Sport ayaa sababta ka dambeysa dabaal degaas yaabka lahaa ku sheegay in goolasha uu u hibeeyay Saddexdiisa caruur ee Thiago, Mateo iyo Ciro.

SAWIRRO:

LONDON, ENGLAND - OCTOBER 03: Lionel Messi of FC Barcelona celebrates their 3rd goal during the Group B match of the UEFA Champions League between Tottenham Hotspur and FC Barcelona at Wembley Stadium on October 3, 2018 in London, United Kingdom. (Photo by Marc Atkins/Getty Images)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close