Ma maqashay wixii Xalay dhex maray Maxamed Saalax iyo Carlo Ancelotti?….(Bal Arag adigaa YAABI doonee!!)

(Europe) 04 Okt 2018. Maxamed Saalax ayaa waxaa xalay soo maray habeen kale oo farxad lahayan kaddib markii uu shabaqa gaari waayay isla markaana laga adkaaday kooxdiisa Liverpool.

Napoli ayaa mininkeeda guul ay u qalantay kaga gaartay Reds kulan ka tirsanaa tartanka Champions League.

Inkastoo ay Maxamed Saalax ka jajabneyd misane Taageerayaasha ayaa aad ugu farxay falkii uu sameeyay kaddib markii ay dhammaatay ciyaarta.

Wiilka reer Masar ayaa markii uu garoonka ka sii baxayay iska siibay maaliyadiisa isagoona farta ka saaray tababaraha Napoli Carlo Ancelotti.

Xiddigo badan oo garoonka ku jiray ayaa rabi lahaa inay helaan maaliyada Maxamed Saalax balse wuxuu doortay inuu siiyo macalinkii hore ee Real Madrid, Chelsea, AC Milan, PSG, Bayern Munich iyo Juventus.

DAAWO SAWIRRO:

Image result for salah and Ancelotti

Image result for salah and Ancelotti

Image result for salah and Ancelotti

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close