Day: October 4, 2018
-
Wararka
Chelsea oo guul dirqi ah kaga gaartay Stamford Bridge kooxda Vidi FC kulankooda labaad ee heerka group-yada koobka Europe League
(Europe League) 04 Okt 2018. kooxaha Chelsea ayaa si dirqi ah guul kaga gaartay garoonka Stamford Bridge dhigeeda Vidi FC kulankooda…
Read More » -
England
Riyad Mahrez oo sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha uu gaarka kaga yahay Guardiola macalimiinta kale
(Manchester) 04 Okt 2018. Kubad sameeyaha kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa si xoogan u amaanay macalinka reer Spain ee…
Read More » -
Wararka
Arsenal oo guul raaxa leh kaga gaartay kooxda FK Qarabag kulankooda labaad heerka group-yada ee koobka Europe League
(Europe League) 04 Okt 2018. kooxaha Arsenal iyo FK Qarabag ayaa ciyaar aad u xiiso badan kuwada ciyaaray kulankooda labaad ee…
Read More » -
England
Deschamps oo iska fogaayeena in wax lug ah uu ku yeesho khilaafka ka dhexeeya Pogba iyo Mourinho
(France) 04 Okt 2018. Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa xaqiijiyay khilaafka ka dhexeeya xiddiga khadka dhexe ee kooxda…
Read More » -
Champ' League
Érik Lamela oo u mahad celiyay Lionel Messi inkastoo ay guuldaro kasoo gaartay kulankii xalay ee Champions League
(Tottenham) 04 Okt 2018. Xidiga kooxda Tottenham Hotspur Érik Lamela ayaa uga mahadceliyay dhigiisa Barcelona ee Lionel Messi, kadib markii uu…
Read More » -
Spain
Enrique oo si jees jees ah kaga jawaabay suurtagalnimada uu ku noqon karo badalka Lopetegui ee kooxda Real Madrid
(Spain) 04 Okt 2018.Tababaraha xulka qaranka Spain Luis Enrique ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kadib markii uu maanta ku dhawaaqay…
Read More » -
Champ' League
Ma maqashay wixii Xalay dhex maray Maxamed Saalax iyo Carlo Ancelotti?….(Bal Arag adigaa YAABI doonee!!)
(Europe) 04 Okt 2018. Maxamed Saalax ayaa waxaa xalay soo maray habeen kale oo farxad lahayan kaddib markii uu shabaqa…
Read More » -
England
Klopp oo balan qaad adag sameeyay kahor kulanka Manchester City ee horyaalka Premier League
(Liverpool) 04 Okt 2018. Macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa balan qaaday in Reds ay qaab ciyaareed kale soo bandhigi…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka warbixisay heerka uu gaarsiisan yahay dhaawaca kasoo gaaray Carvajal kulankii CSKA Moscow
(Real Madrid) 04 Okt 2018. Real Madrid ayaa maanta oo khamiis ah shaacisay heerka uu gaarsiisan yahay dhaawacii difaaceeda garabka midig…
Read More » -
Spain
Enrique oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hor tagi doono kulamada Wales iyo England __ (Miyuu ku soo baxay Jordi Alba?)
(Spian) 04 Okt 2018. Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ku dhawaaqay liiska La Roja, ee kulamada Wales iyo…
Read More »