Shaxda rasmiga ah ee Tottenham vs Barcelona (Dembele oo keydka la dhigay)

(London) 03 Okt 2018 Kooxaha Tottenham iyo Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Valverde ayaa caawa keydka dhigay weerar yahanka reer France ee Dembele, sidoo Arturo Vidal ayaa keydka la dhigay.

Dhanka Tottenham waxaa caawa ka maqan xiddigo badan, laakiin waxaa ku soo bilowday Hugo Lloris iyo Harry Kane.

Shaxda Tottenham vs Barcelona:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close