Shaxda rasmiga ah ee PSG vs Red Star Belgrade (Cavani oo ku soo bilowday)

(Paris) 03 Okt 2018 PSG ayaa caawa marti qaadaysa kooxda reer Serbia ee Red Star Belgrade si ay uga soo kabato guul daradii ka soo gaartay Liverpool.

Tababare Thomas Tuchel ayaa ku soo bilaabay caawa weerarkiisa halista ah ee ka kooban Cavani, Mbappe iyo Neymar.

Goolhaye Buffon ayaa ganaax ku seegaya kulanka caawa kadib falkii uu ku kacay xiliciyaareedkii hore xili kooxdiisii hore ee Juventus laga dhigay rigoore waqtigii dhimashada.

Shaxda PSG vs Red Star Belgrade:

Red Star: Borjan, Stojković, Degenek, Savić, Rodić, Jovičić, Krstičić, Marin, Čaušić, Simić, Ben.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close