Day: October 3, 2018
-
Champ' League
Barcelona oo Guul Muhiima ka gaartay Tottenham Napoli oo Guuldarro waqti dambe biday Liverpool iyo Inter Milan oo guul kasoo hoyday Dhigeeda PSV Eindhoven
( Champ’ League ) 03 Okt 2018. Barcelona ayaa Wembley ku xasuuqday kooxda Tottenham markii ay kaga badiyeen 4-2. Qeybta…
Read More » -
Champ' League
Jürgen Klopp oo ka warbixiyay isbadalka uu ku sameeyay khadkiisa dhexe kulanka Napoli
(Liverpool) 03 Okt 2018. Kooxda Liverpool ayaa wajaheysa kulan aad u adag oo ay caawa ku booqan Napoli San Paolo Stadium,…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee PSV Eindhoven vs Inter
(Eindhoven) 03 Okt 2018 Kooxaha PSV Eindhoven iyo Inter ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda PSV…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo war aad u wanaagsan ka heleysa xaalada Isco
(Real Madrid) 03 Okt 2018. Laacibka khadka dhexe reer Spain ee Isco ayaa la filayaa in si dhaqsi ah uu…
Read More » -
Champ' League
Safafka rasmiga ah ee Napoli vs Liverpool (kabtan Henderson oo keydka la dhigay)
(Naples) 03 Okt 2018 Kooxaha Napoli iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Tottenham vs Barcelona (Dembele oo keydka la dhigay)
(London) 03 Okt 2018 Kooxaha Tottenham iyo Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo ugu dambeyn ka jawaab celiyay eedeymaha ku aadanaa inuu geestay kufsi
(Juventus) 03 Okt 2018. Xidiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ugu dambeyn ka jawaab celiyay maanta oo Arbaco ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Pogba oo laga mamnuucay la hadalka saxaafada! (Jawaabtaan oo uu bixiyay kadib kulankii Valencia)
(Manchester) 03 Okt 2018 Paul Pogba ayaa si cad u sheegay in laga mamnuucay la hadalka saxaafada kadib kulankii Valencia. Manchester…
Read More » -
England
Kadib Mkhitaryan, Aaron Ramsey oo isna la xaqiijiyay inuu sabab isaga u gaar ah ku seegayo kulanka Europa League!
(London) 03 Okt 2018 Arsenal ayaa habeen dambe u martin doonta kooxda Qarabag ee dalka Azerbaijan kulan ka tirsan wareega guruubyada ee Europa…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee PSG vs Red Star Belgrade (Cavani oo ku soo bilowday)
(Paris) 03 Okt 2018 PSG ayaa caawa marti qaadaysa kooxda reer Serbia ee Red Star Belgrade si ay uga soo kabato guul…
Read More »