Shaxda rasmiga ah ee Manchester United vs Valencia (Sanchez oo fursad la siiyay)

(Manchester) 02 Okt 2018 Tababare Jose Mourinho ayaa soo saaray shaxda kulanka caawa ay kooxdiisu la ciyaarayso kooxda Valencia.

Mourinho ayaa fursad siiyay caawa weerar yahanka reer Chile ee Alexis Sanchez kaas oo uu sabab la’aan ka soo tagay kulankii West Ham United.

Weerarka United ayaa caawa ka kooban Lukaku iyo Sanchez, halka Martial, Fred iyo Mata ay dhamaantood keydka ku soo wada bilowdeen kulanka caawa.

Shaxda Man United vs Valencia:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close