Shaxda rasmiga ah ee Bayern Munich vs Ajax (Robben oo ku soo bilowday)

(Munich) 02 Okt 2018 Kooxaha Ajax iyo Bayern Munich ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Niko Kovac ayaa ku soo bilaabay caawa Arjen Robben iyo waliba daafaca reer Jarmal ee Boateng.

James Rodriguez ayaa caawa keydka la dhigay kulanka adag ee Bayern ay marti qaadayso Ajax.

Shaxda Bayern vs Ajax:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close