Jurgen Klopp oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hortagayo Napoli

(Liverpool) 02 Okt 2018.Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha ula safraya kulanka Napoli ee Champions League, kulankan ayaana ka tirsan kulamada Group C.

Liverpool ayaa hogaamineysa Group C kadib markii ay guul kaga soo gaareen 3-2 kooxda PSG kulankooda wareega 1-aad, halka Napoli ay barbaro soo gashay kulnkooda koowaad

Hadaba liiska uu ku dhawaaqay tababare Jurgen Klopp waxaa ku soo baxay xidigaha kala ah.
Alisson Becker, Mignolet, Nathaniel Clyne, Fabinho, Virgil van Dijk, Wijnaldum, Dejan Lovren, James Milner, Naby Keïta,Roberto Firmino, Sadio Mané, Mohamed Salah, Xherdan Shaqiri, Robertson, Grabara, Origi, Solanke, Matip, Alexander-Arnold.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close