Barcelona oo soo gaartay London ka hor kulanka Tottenham +SAWIRRO

(London) 02 Okt 2018 Xiddigaha kooxda Barcelona ayaa soo gaaray magaalada London ka hor kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Tottenham.

Ciyaartoyda Barcelona ayaa laga safay labis gaar ah kaas oo loogu talo galay safarka magaalada London.

Daily Mail ayaa baahisay in labiska ciyaartoyda Barcelona ay u soo qaateen London uu ku kacayo lacag dhan 100 kun oo Ginni.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close