Day: October 2, 2018
-
Champ' League
Real Madrid oo Guuldarro kala kulantay CSKA Moscow iyo Man United oo Barbaro la Dhaafi Weysay Dhigeeda Valencia.
( Champ’ League ) 02 Okt 2018. Difaacayaasha koobka Champions League ee Real Madrid ayaa guuldarro xanuun badan kasoo gaartay…
Read More » -
Champ' League
Maxay ka dhigan tahay SADDEXLEYDA uu Dybala Caawa u dhaliyay Juventus tartanka Champions League??
(Italy) 02 Okt 2018. Juventus oo Ronaldo la’aantiis si sharaf leh uga adkaatay naadiga Young Boys kulankoodii labaad ee wareega…
Read More » -
Champ' League
Seddaxley uu Dhaliyay Paulo Dybala oo Juventus ka Caawisay in Sahal ay ku Dhaafo kooxda yare ee Young Boys
( Champ’ League ) 02 Okt 2018. Juventus ayaa ku dhibtoon in seddaxda dhibcood ee cayaarta ka helaan kooxda Young…
Read More » -
Champ' League
Man United vs Valencia: Kulanka oo daqiiqado kooban dib loo dhigay! (Ogoow sababta)
(Manchester) 02 OKt 2018 Manchester United ayaa caawa garoonkeeda ku marti qaadaysa kooxda Valencia kulan ka tirsan wareega guruubyada ee Champions…
Read More » -
Champ' League
Manchester City oo Waqti Dambe guul Muhiima ka gaartay kooxda Hoffenheim
( Champ’ League ) 02 Okt 2018. Manchester City ayaa nafle caari guul kaga gaartay kooxda reer Germany ee Hoffenheim…
Read More » -
Spain
“Dib ugu laabashada Messi ee xulka Argantina waxay farxad u tahay Barcelona”- Valverde
(Barcelona) 02 Okt 2018. Tababaraha reer Spain Ernesto Valverde ayaa carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay dib ugu laabashada Lionel Messi…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Bayern Munich vs Ajax (Robben oo ku soo bilowday)
(Munich) 02 Okt 2018 Kooxaha Ajax iyo Bayern Munich ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Champ' League
Safafka rasmiga ah ee CSKA Moscow vs Real Madrid (Modric oo keydka la dhigay)
(Moscow) 02 Okt 2018 Kooxaha CSKA Moscow iyo Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Manchester United vs Valencia (Sanchez oo fursad la siiyay)
(Manchester) 02 Okt 2018 Tababare Jose Mourinho ayaa soo saaray shaxda kulanka caawa ay kooxdiisu la ciyaarayso kooxda Valencia. Mourinho ayaa…
Read More » -
Champ' League
Jurgen Klopp oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hortagayo Napoli
(Liverpool) 02 Okt 2018.Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha ula safraya kulanka Napoli ee Champions…
Read More »