SAWIRRO: De Bruyne oo ku soo laabtay Tababarka koowaad ka hor kulanka berito ee Champions League

(Manchester) 01 Okt 2018. Kevin De Bruyne ayaa dib ugu soo laabtay tababarka koowaad ee Manchester City ka hor kulankooda birto ee Champions League ay la ciyaari doonaan naadiga Hoffenheim.

27 jirka reer Belgium ayaa garoomada uga maqnaa dhaawac jilibka ah oo ka soo gaaray tababarka kooxda tan iyo bishii Agoosto.

Man City ayaa u safreysa dalka Jarmalka si ay ula soo ciyaarto Hoffenheim kulankeedii labaad ee Champions League xilli ciyaareedka cusub iyadoo ay xusid mudan tahay in laga soo adkaaday kulankii furitaanka oo waxay guul darro 2-1 kala kulmeen Lyon.

SAWIRRO:

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close