Safafka rasmiga ah ee Manchester City vs Brighton (Zinchenko oo ku soo bilowday)

(Manchester) 29 Sab 2018 Tababare Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda kooxdiisa Manchester City kulanka ay marti qaadayso galabta kooxda Brighton.

Pep ayaa galabta safkiisa ku soo bilaabay 21-jirka reer Ukraine ee Zinchenko kaas oo ka garab ciyaaraya Fernandinho iyo David Silva.

Shaxda Man City vs Brighton:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close