SAFAFKA MACQUULKA AH ay Caawa ku soo gali karaan Chelsea vs Liverpool

(London) 29 Sab 2018. Chelsea ayaa caawa mininkeeda Stamford Bridge ku marti qaadeysa kooxda Liverpool kulan ka tirsan Premier League oo xiiso gaar ah leh.

Labada kooxood ayaa dhawaan wada ciyaaray Carabao Cup, Blues ayaana si xarago leh kaga soo adkaatay Liverpool oo ku ciyaareysa Anfield.

Haddaba Express ayaa soo bandhigtay Safafka Macquulka ah ay fiidkii la soo shir tagi karaan Chelsea vs Liverpool:

CHELSEA:

LIVERPOOL:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close