Juventus oo Gudubaty Napoli xili ay Gaareen Guushoodii Todobaad oo xariira Cayaaraha Horyaalka Talyaaniga+SAWIRRO

( Serie A ) 29 Sab 2018. Juventus ayaa sii xajisatay hogaanka horyaalka Serie A markii ay 3-1 ku garaaceen dhigeeda Napoli.

Cayaarta ayaa qeybta hore lagu kala maray 1-1, waxaana goolka daah furka bilaawday kooxda Napoli markii Dheeshu socotay kaliya 10-daqiiqo iyadoo uu goolka u gaaray xiddiga Dries Mertens.

Balse Juventus ayaa goolka barbaraha la timaaday daqiiqadii 26-aad kaddib kubbad si qurux badan uu usoo Karoosay Cristiano Ronaldo waxaa madax ku dhameystiray Mario Mandizukic.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha labaad lbada koox ayaa halkooda hakii wadar kcayaar weerar iyo Weerar celisa.

Kaliya markii afar daqiiqo qura socotay qeybta labaad Markale Juve waxaa goolka u gaaray Mandzukic oo Natiijada dheesha ka dhigay 2-1 hogaanka u dhiibay kooxdiisa.

Nasiib xumo kooxda martida waxaa jaalihii labaad ka qaatay oo cayaarta laga saaray cayaariyahanka Mario Rui Markii dheeshu socotay 58-daqiiqo.

Intaa kaddib Bianconeri ayaa dhan kastaa u maamulatay kulanka waxayna la yimaadeen goolkooda seddaxaad Iyagoo uu goolka gaaray daafaca Leonardo Bonucci oo caawin ka helay Ronaldo taasoo aheyd caawintiisa Labaad ee kulanka.

DAAWO SAWIRRADA DHEESHAN

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close