Day: September 29, 2018
-
Horyaallada
Real iyo Atletico oo Barbaro ku heshiiyay Kulankii Derby Madrid
( La Liga ) 29 Sab 2018. Kulan cayaareedkii kooxaha caasimada Spain ee Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa ku…
Read More » -
Italy
Deg Deg: Juventus oo ku dhawaaqday in Giuseppe Marotta uu ka tagayo shaqada Bianconeri
(Serie A) 29 Sab 2018. Kooxda Juventus ayaa ku shaacisay website-keeda rasmiga ah in agaasimaheeda guud ee Giuseppe Marotta uu go’aansaday…
Read More » -
Italy
Carlo Ancelotti oo dhaleeceeyay garsooraha iyo ciyaartoyda Napoli ka dib guuldaradii Juventus
(Serie A) 29 Sab 2018. Tababaraha reer Talyaani ee kooxda Napoli Carlo Ancelotti ayaa si xoogan u dhaleeceeyay garsoorihii dhex dhexaadinayay…
Read More » -
England
Unai Emery oo si hordhac ah u shaaciyay waqtiga uu maqnaanayo Petr Cech
(London) 29 Sab 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa si hordhac ah u shaaciyay mudada uu maqnaanayo goolhaye Petr Cech.…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde oo sharaxay sababta uu Lionel Messi u dhigay kursiga keydka kulankii Athletic Bilbao
(La Liga) 29 Sab 2018. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa tilmaamay in Lionel Messi uu ku soo bilaawdo kursiga…
Read More » -
Spain
Messi oo BAXAR ku jira kadib markii uu la dagaalay garsooraha kulankii Bilbao!!
(Barcelona) 29 Sab 2018 Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa caawa la dagaalay garsooraha kulankii Athletic Bilbao. Barcelona ayaa ku…
Read More » -
Champ' League
Barcelona oo shaacisay xiddig muhiim ah oo ka maqnaanaya kulanka Tottenham
(Barcelona) 29 Sab 2018 Barcelona ayaa goor dhaw shaacisay inay waynayso laacib muhiim ah kulanka ay u martin doonto Tottenham arbacada.…
Read More » -
England
Daniel Sturridge oo Guuldarro ka Badbaadiyay Liverpool kulankii ay u Martiyeen Chelsea+SAWIRRO
( Premier League ) 29 Sab 2018. Liverpool ayaa xili dambe ka diiday dhigeeda Chelsea inay guul garaato markii barbaro…
Read More » -
Italy
Safafka rasmiga ah ee Inter Milan vs Cagliari
(Milan) 29 Sab 2018 Kooxaha Inter Milan iyo Cagliari ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda…
Read More » -
Horyaallada
Juventus oo Gudubaty Napoli xili ay Gaareen Guushoodii Todobaad oo xariira Cayaaraha Horyaalka Talyaaniga+SAWIRRO
( Serie A ) 29 Sab 2018. Juventus ayaa sii xajisatay hogaanka horyaalka Serie A markii ay 3-1 ku garaaceen…
Read More »