Valverde oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hor tagi doono kulanka Athletic Bilbao

(Barcelona) 28 Sab 2018. Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Barcelona uu kala hor tagi doono kulanka Athletic Bilbao ee horyaalka La Liga dalka Spain ee ka tirsan kulamada 7-aad ee xili ciyaareedkan.

Waxaa liiskan uu ku dhawaaqay macalinka reer Spain ee Ernesto Valverde ayaa waxaa ka maqan in ka badan hal ciyaaryahan sida Samuel Umtiti, Ousmane Dembélé Malcom, Denis Suárez.

Hadaba xidigaha liiskan kusoo baxay ayaa kala ah:

Goolhaaye: Ter Stegen iyo Jasper Cillessen.

Difaacyada: Nélson Semedo, Clement Lenglet, Jordi Alba, Sergi Roberto, Thomas Vermaelen.

Khadka dhexe: Ivan Rakitic, Sergio Busquets, Philippe Coutinho, Arthur Melo, Rafinha, Arturo Vidal.

Weerarka: Luis Suárez, Lionel Messi, Ousmane Dembélé, Munir El Haddadi.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close