SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea iyo Liverpool ka hor kulankooda berito…(Mane oo meel loo waayay)

(England) 28 Sab 2018. Chelsea ayaa berito Stamford Bridge ku marti galineysa kooxda Liverpool kulan ka tirsan Premier League.

Blues ayaa Carabao Cup ka soo ciribtirtay Reds kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1.

Jurgen Klopp iyo xertiisa oo lagu soo cabay garoonkooda Anfield ayaa doonaya inay ka aargoostaan Sarri iyo xarfaantiisa kulanka berito ee Stamford Bridge.

Haddaba Metro ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay ka hor kulankooda.

Mane ayaa meel loo waayay oo laga cunay safka waxaana weerarka ka wada dheelaya, Firmino, Salah iyo Hazard.

EEG SHAXDA isku dhafka ah:

Gool FM.  

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close