Day: September 26, 2018
-
England
Chelsea oo Carabao Cup ka ciribtirtay Liverpool
(Liverpool) 26 sab 2018 Chelsea ayaa koobka Carabao Cup ka reebtay caawa kooxda Liverpool oo ay ugu martisay Anfield. Ciyaarta ayaa ku…
Read More » -
Spain
Barcelona oo dhabarka loo saariyay Guul daradii ugu horaysay ee xiliciyaareed kaan
(Barcelona) 26 Sab 2018 Kooxda Leganes ayaa caawa cashir fiican u dhigtay kooxda Barcelona kadib markii ay uga adkaatay 2-1. Coutinho…
Read More » -
England
Zola oo sheegay in Eden Hazard uu ka mid noqon doono xidigaha ugu wanaagsan kubada cagta
(Chelsea) 26 Sab 2018. Gianfranco Zola ayaa sheegay in Eden Hazard uu ka mid noqon doono xidigaha ugu wanaagsan kubada cagta…
Read More » -
England
Wijnaldum oo si weyn u amaanay dhamaan saxiixyada cusub ee kooxda Liverpool
(LIverpool) 26 Sab 2018. Georginio Wijnaldum ayaa warbixiyay dhoorka uu ka ciyaareen ciyaartoyda cusub uu Reds kusoo kordhiyay Jürgen Klopp,…
Read More » -
Spain
Philippe Coutinho oo soo barbareeyay Lionel Messi
(Barcelona) 26 Sab 2018 Philippe Coutinho ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa Barcelona kulan ay haatan la ciyaarayso Leganes. Coutinho ayaa banaanka…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Dani Alves kadib markii uu Lionel Messi dhaafay rikoorkii kaga yiilay horyaalka La Liga?
(Manchester) 26 Sab 2018. Difaaca reer Brazil iyo kooxda PSG Dani Alves ayaa kaga hadlay bartiisa rasmiga ah ee Twitter-ka, kadib…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah ee Sevilla vs Real Madrid
(Sevilla) 26 Sab 2018 Kooxaha Sevilla iyo Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 11-ka habeenimo.…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee Juventus vs Bologna
(Turin) 26 Sab 2018 Kooxaha Juventus iyo Bologna ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda Juventus vs…
Read More » -
England
Mino Raiola oo dabka kusii shiday mustaqbalka Paul Pogba ee kooxda Manchester United
(Manchester) 26 Sab 2018. Wakiilka xidiga kooxda Manchester United ee Paul Pogba ee Mino Raiola ayaa wuxuu dabka kusii shiday mustaqbalka…
Read More » -
England
Safafka rasmiga ah ee Arsenal vs Brentford (Unai Emery oo ku soo bilaabay wajiyo cusub)
(London) 26 Sab 2018 Tababare Unai Emery ayaa soo saaray shaxda kulanka kooxdiisu ay marti qaadayso kooxda Brentford. Shaxda Arsenal vs Brentford: Gool…
Read More »