Maxaadan ka war qabin oo caawa garoonka Koonis kaaga horeeya

(Muqdisho) 24 Sab 2018.  Caawa waxaa la baasan doonaa kulankii finalaha ahaa ee la wada sugayay waxaa garoonka kormeer u tagay duqma muqdisho iyo taliyaha booliska.

Hadaba waxaa la hubiyey dhammaan fadhiyada garoonka iyo layrka, waxaana garoonka diyaar ku ah WIFI interner Free ah, Sidoo kale waxaa garoonka iyana lagu xiray shaashad weeyn oo TV live ah si aay u sahlanaato ku celiska goolasha .

Tartanka ayaa ah mid aad u xiiso badan, waxaana Finalkiisa wada ciyaari doona degmooyinka Shibis iyo Waabari.

Mohamed Cabdulahi Jameeka

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close