Eden Hazard oo sheegay laacibka uu codkiisa siiyay 3-da laacib ee ku tartamaya The Best (Ma ahan Ronaldo)

(London) 24 Sab 2018 Laacibka kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa daaha ka qaaay xiddiga uu codkiisa siiyay 3-da laacib ee ku tartamaya abaal marinta The Best.

Eden Hazard ayaa sheegay inuu codkiisa siiyay kabtanka xulka Croatia ee Luka Modric kaas oo caawa loo saadaalinayo abaal marinta the Best.

Wuxuuna intaa ku daray in Mohamed Salah uu yahay saaxiibkiis isla markaana uu ku farxi doono haddii uu ku guulaysto.

Eden Hazard ayaa yiri:

“Waxaan codkeyga siiyay Luka Modric abaal marinta xiddiga ugu fiican adduunka, Mohamed Salah waa saaxiibkeey waana ku farxi doonaa haddii uu isagu ku guulaysto”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close