Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Frosinone vs Juventus ee horyaalka Talyaaniga

(Serie A) 23 Sab 2018. Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri iyo kan kooxda Frosinone Moreno Longo ayaa waxay ku dhwaaqeen shaxdooda kulanka horyaalka dalka Talyaaniga ay ku wada ciyaari doonan.

Hadaba shaha labada kooxood ay ku ciyaari doonaan ayaa kala ah:

Frosinone: Sportiello, Francesco Zamp, Edoardo Goldan, Bartosz Salamon, Marco Capuano, Cristian Molinaro, Raman Chibsah, Raffaele Maiello, Emil Hallfredsson, Stipe Perica, Joel Campbell.

Juventus: Szczesny, Juan Cuadrado, Daniele Rugani, Giorgio Chiellini, Alex Sandro, Emre Can, Miralem Pjanic, Rodrigo Bentancur, Cristiano Ronaldo, Mario Mandzukic, Paulo Dybala.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close