Shaxda rasmiga ah kooxaha Barcelona vs Girona ee Kulank horyaalka La Liga

(La Liga) 23 Sab 2018Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde iyo kan kooxda Girona Eusebio Sacristán ayaa waxay ku dhwaaqeen shaxdooda rasmiga ah kulanka horyaalka La Liga ee dalka Spain ay ku wada ciyaari doonan.

Hadaba shaha labada kooxood ay ku ciyaari doonaan kulankan ayaa kala ah:

Barcelona: Ter Stegen, Semedo, Pique, Lenglet, Jordi Alba, Arthur, Busquets, Arturo Vidal, Lionel Messi, Luis Suarez, Ousmane Dembele.

Girona:  Bono, Aday, Bernardo Espino, Pedro Alcala, Juanpe, Marc Muniesa, Alex Granell, Pere Pons, Aleix Garcia, Cristhian Stuani, Portu.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close