Real Madrid oo Guul Dirqi ah ka gaartay Dhigeeda Espanyol+SAWIRRO

( La Liga ) 23 Sab 2018. Real Madrid ayaa noqotay hogaanka horyaalka La Liga kaddib gool uu hdlaiyay Marco Asensio oo lagu xaqiijiyay aalada VAR kasoo ay kaga filnaatay inay 1-0 ku garaacaan kooxda Espanyol.

Asensio ayaa shuud hoose ku dhameystiray goolka kaddib darbad ka timid laacibka Luka Modric oo ku dhacday mid kamida cayaariyahanada kooxda martida balse goolkaa waxaa meesha ka saaray inuusan Offside aheyn aalada caawisa garsoorka.

Borja Iglesias ayaa shuug xoogan birta ku garaacay waxayna aheyd fursad ay goolka barbaraha ku heli kareen kooxda Martida.

Goolhayahii hore ee Real Diego Lopez ayaa kubbad halis aheyd si fiican kaga badbaadiyay daafaca Sergio Ramos iyadoo dhinaca kale uu sameeyay badbaadin dhawra kulankii ka dhacay Bernabeu.

Guushan ayay ka dhigan tahay in kooxda Julen Lopetegui ay ka sare maeto dhigooda Barcelona, waxyan si ku meel gaara ku ahaan doonaan hogaanka horyaal ilaa laga ogaado natiijada dheesha Barca ay maanta la qaadan doonto Girona.

Espanyol ayaa u dhacday booska lixaad kaddib markii Atletico Madrid ay  2-0 uga adkaatay Getafe horaantii kulamada sabtida.

SAWIRRADA KULANKA:

Marco Asensio proved the difference for Real Madrid as they beat Espanyol in their La Liga encounter on Saturday night

The Spain winger scored the only goal of the game on 41 minutes with this left-footed strike

Asensio's drilled effort proved too good for Espanyol goalkeeper Diego Lopez who could only stretch in vain to save it

Asensio was duly mobbed by his team-mates after breaking the deadlock for them just before half-time

Sergio Ramos raises his hands to his head after missing an opportunity to double Real Madrid's lead at the Bernabeu

Real Madrid's in form striker Karim Benzema looks on as he the home side fail to add to Asensio's first half goal

Espanyol had chances to equalise and forced Madrid into sweating until the final kick of the game

Isco was unable to make a difference as Madrid tried to add to their lead but they still go top of the league for now

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close