Juventus oo Goolal soo daahay ku adkaatay iyo Ronaldo oo markale shabaqa tagay+SAWIRRO

(Italy) 23 Sab 2018. Juventus ayaa goolal soo daahay kaga adkaatay naadiga Frosinone 2-0.

Qeybta hore ayaa lagu kala nastay 0-0.

Ciyaarta oo dhammaad ku soo socota qeybta labaad ayaa Ronaldo gool u dhiibay Juventus daqiiqadii 81-aad kubbad uu ka helay goolka aktiisa oo uu bidix iskula laabay.

Daqiiqadii ugu dambeysay ayay Juventus misane heshay gool kale kubbad rogaal celis ahayd waxaana u dhammeystiray Federico Bernardeschi.

Ronaldo ayaa labadii kulan ee ugu dambeeyay Serie A dhaliyay 3-gool.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close