DAAWO: Goolkii uu Ronaldo iminka u dhaliyay Juventus

(Italy) 23 Sab 2018. Juventus ayaa goolal soo daahay kaga adkaatay naadiga Frosinone 2-0.

Ronaldo ayaa daqiiqadii 81-aad hogaanka u dhiibay ka hor inta uusan Federico Bernardeschi goolka labaad u dhalin Juve daqiiqadii ugu dambeysay ciyaarta.

Goolka Ronaldo ayaa ka dhigan inuu saddex gool dhaliyay labadiisii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka Serie A.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close