Valverde oo ku dhawaaqay liiska ciyaartoyda kaga qeyb galaya kulanka Girona iyo ciyaartooy ee ka maqaan

(Barcelona) 22 Sab 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala qeyb gali doono kulanka horyaalka La Liga ay kooxda Girona kula ciyaari doonaan garoonka Cump Nou.

Waxaa liiskan laga waayay magacyada 5 ciyartooy eek ala ah, Malcom, Rafinha, Sergi Samper, Thomas Vermaelen iyo Carles Aleñá, sababa la xiriira go’aan farsamo ee dhanma macalinka reer Spain.

Hadaba liiska macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde uu ku dhawaaqay in ay kaga qeyb gali doonaan kulanka Girona ayaa ah:

Goalkeepers: Ter Stegen iyo Jasper Cillessen.

Difaacyada: Sergi Roberto, Umtiti, Gerard Pique, Jordi Alba Nélson Semedo iyo Clément Lenglet.

Khadka dhexe: Sergio Busquets, Ivan Rakitic, Philippe Coutinho, Arturo Vidal, Arthur Milo, Denis Suárez

Weerarka: Ousmane Dembélé, Luis Suarez, Lionel Messi iyo  Munir El Haddadi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close