Shaxda rasmiga ah ee Sampdoria vs Inter Milan (Icardi oo ku soo bilowday)

(Genoa) 22 Sab 2018 Kooxaha Sampdoria iyo Inter Milan ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Spalletti ayaa ku soo bilaabay caawa weerar yahanka reer Argentina isla markaana ah kabtanka kooxda ee Mauro Icardi kaas oo keydka ku soo bilowday kulankii Parma.

Shaxda Sampdoria vs Inter:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close