Safafka rasmiga ah ee Real Madrid vs Espanyol (Bale oo keydka la dhigay)

(Madrid) 22 Sab 2018 Kooxaha Espanyol iyo Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Lopetegui ayaa keydka dhigay caawa Gareth Bale oo qaab ciyaareed fiican ku jiray maalmahaan, waxaana weerarka kali ku ah Benzema.

Asensio, Isco iyo Modric ayaa ku soo bilowday, Marcelo ayaa caawa ka maqan daafaca kooxda Real Madrid oo isna keydka ayaa la dhigay.

Shaxda Real Madrid vs Espanyol:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close