Safafka rasmiga ah ee Manchester United vs Wolves (Sanchez oo ku soo bilowday)

(Manchester) 22 Sab 2018 Kooxaha Wolves iyo Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 5-ta galabnimo.

Tababare Mourinho ayaa galabta la soo shirtagay shaxdii looga bartay, Martial ayaa keydka fadhiya halka Sanchez uu weerarka ku wehlinayo Lukaku iyo Lingard.

Shaxda Man United vs Wolves:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close