Manchester United oo xiddigaan ka doonaysa kooxda Juventus suuqa Janaayo

(Manchester) 22 Sab 2018 Manchester United ayaa ku fikiraysa in xiddig muhiim ah ay ka soo qaadato kooxda Juventus suuqa Janaayo.

TuttoMercato ayaa daaha ka qaaday in tababare Mourinho uu isku dayayo in kooxdiisa uu keeno xiddiga garabka weerarka uga ciyaara Juventus ee Douglas Costa.

Image result for douglas costa

Laacibka reer Brazil ayaa waqti adag wajahaya isbuucyadaan kadib qaladkii uu ku kacay isbuucii hore taas oo sababi karta in la ganaaxo 4-kulan oo horyaalka ah.

Culayska Douglas Costa uu ku dareemayo haatan Juventus ayaa sababi karta in Manchester United ay ka faa’idaysato si ay ula wareegto suuqa bisha Janaayo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close