Day: September 22, 2018
-
Spain
Valverde oo ku dhawaaqay liiska ciyaartoyda kaga qeyb galaya kulanka Girona iyo ciyaartooy ee ka maqaan
(Barcelona) 22 Sab 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala qeyb gali doono kulanka horyaalka…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Pep Guardiola xidiga kooxdiisa ee Riyad Mahrez kadib guushii ay ka gaareen Cardiff City?
(Manchester ) 22 Sab 2018.Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ku amaanay Riyad Mahrez qaab ciyaareedkii uu ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo oo dareemay in UEFA ay si gaar ah u beegsanayso isaga kadib ka tagistiisii Real Madrid!
(Turin) 22 Sab 2018 Cristiano Ronaldo ayaa dareensan in xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ay si gaar ah u beegsanayaan…
Read More » -
England
WEERARKA ADUUNKA: “Neymar meelna kuma fiicna wuxuu la mid yahay gabadha reer Mareykan ee Kim Kardashian”.
(Yurub) 22 Sab 2018. Ciyaaryahannkii hore reer England ee Joey Barton ayaa iska diiday in Neymar Jr uu ka mid yahay…
Read More » -
England
Liverpool oo samaysay Rikoor Taariikhi ah kadib guushii caawa ee Southampton
(Liverpool) 22 Sab 2018 Liverpool ayaa caawa gaartay guul wayn kadib markii ay 3-0 uga adkaatay kooxda Southampton oo marti u ahayd.…
Read More » -
England
Mourinho oo si weyn u manaanay qaab ciyaareedka kooxda Wolverhampton, kadib barbarihii ay wada galeen
(Manchester) 22 Sab 2018.Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa weerar ku qaaday ciyaartoydiisa kadib barbarihii ay la galeen…
Read More » -
Spain
Safafka rasmiga ah ee Real Madrid vs Espanyol (Bale oo keydka la dhigay)
(Madrid) 22 Sab 2018 Kooxaha Espanyol iyo Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee Sampdoria vs Inter Milan (Icardi oo ku soo bilowday)
(Genoa) 22 Sab 2018 Kooxaha Sampdoria iyo Inter Milan ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare…
Read More » -
England
Mourinho oo eedeeyay Lukaku iyo Sanchez kadib barbarihii caawa ee Wolves
(Manchester) 22 Sab 2018 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa si dadban u weeraray Lukaku iyo Sanchez kadib barbarihii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Jooji is Gaad-gaadka aad Gacalisadeyda ku heyso…”.- Marouane Fellaini oo loo digay !!
(Manchester) 22 Sab 2018. Tababare Jose Mourinho ayaa ammaanay Marouane Fellaini kaddib markii uu ku lug lahaa labadii gool ay…
Read More »