Day: September 21, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Wesley Sneijder oo Shil Halis ah ku galay Dhul lama Degaan ah
(Qatar) 21 Sab 2018. Laacibkii hore ee Real Madrid iyo Inter Milan Wesley Sneijder ayaa ka bad baaday shil aad…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo bar-tilmaameed ka dhiganeysa xidig kaloo cusub ee ku sugan Manchester United
(Barcelona) 21 Sab 2018. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada dalka England kooxda Barcelona ayaa waxay xiiseeneysaa ciyaaryahan cusub ee ka…
Read More » -
England
Guardiola oo difaacay ciyaartoydiisa kadib guuldaradii ay kala kulmeen kooxda Lyon tartanka Champions League
(Manchester) 21 Sab 2018. Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa ay sameysay qaladaad badan intii lagu gudi…
Read More » -
England
Klopp oo bilaabay olole uu ku difaacayo Mohamed Salah, kadib hoos u dhaca ku yimid qaab ciyaareedkiisa
(Liverpool) 21 Sab 2018. Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa qaaday olole uu ku difaacayo xidiga xulka Masar ee Mohamed Salah,…
Read More » -
Italy
Marcello Lippi oo weerar ku qaaday garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii Juventus iyo Valencia
(Yurub) 21 Sab 2018. Macalinkii hore kooxda Juventus Marcello Lippi ayaa wuxuu weerar culus ku qaaday garsooraha reer Germany Felix…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo ku dhaqaaqay wax aan la rumaysan karin kadib casaankii la siiyay!!
(Turin) 21 Sab 2018 Cristiano Ronaldo ayaa ku dhaqaaqay fal lama filaan ah kadib casaankii loo taagay kulankii Champions League ee…
Read More » -
England
Kabtanka kooxdii ay Xalay Arsenal la ciyaartay Europe League oo sameeyay wax aad looga ASH ASHO….(BAL DAAWO)
(London) 21 Sab 2018. Kabtanka kooxda Vorskla Poltava ayaa sameeyay wax aad looga yaq yaqsado ka hor kulankii Europe League…
Read More » -
Spain
Florentino Perez oo sharaxaad ka bixiyay qaabka uu Ronaldo kaga dhaqaaqay garoonka Santiago Bernabe
(Real Madrid) 21 Sab 2018. Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa ka hadlay qaabka uu Cristiano Ronaldo kaga dhaqaaqay…
Read More » -
Germany
“Luka Modric waa kan ugu fiican aduunka”… tababaraha kooxda Bayern Munich Niko Kovac
(Bayern) 21 Sab 2018. Tababaraha kooxda Bayern Munich Niko Kovač ayaa u sharaxay Luka Modric inuu ku guuleysan doono abaalmarinta ciyaaryahanka…
Read More » -
England
RASMI: Manchester City oo heshiis cusub ka saxiixatay Sergio Aguer
(Manchester) 21 Sab 2018. Manchester City ayaa heshiis cusub ka saxiixatay ciyaaryahankeeda xulka qaranka Argantina Sergio Aguero, kadib bandhigii wanaagsanaa uu…
Read More »