Shaxda rasmiga ah ee Arsenal vs Vorskla (Wajiyo cusub oo ku soo bilowday)

(London) 20 Sab 2018 Tababare Unai Emery ayaa ku soo bilaabay shaxdiisa kulanka caawa wajiyo cusub oo wali aan ku soo bilaaban safka Arsenal.

Goolhaye Bernd Leno oo aan wali ku soo bilaaban kulan rasmi ah ayaa caawa ku soo bilowday safka hore ee Arsenal kulan ka tirsan wareega guruubyada ee Europa League.

Lucas Torreira, Elneny, Welbeck, Lichtsteiner iyo Holding oo aan wali ku soo bilaaban safka tababare Unai Emery ayaa caawa ku soo bilowday.

Shaxda Arsenal vs Vorskla:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close