SAWIRRO: Pedro oo Garoonka laga qaaday ciyaartii iminka ee Chelsea…(Waa sidee xaalkiisa?)

(Europe) 20 Sab 2018. Chelsea ayaa Guul ku furatay Europe League kaddib markii ay dhawaan gool madi ah uga adkaadeen kooxda PAOK balse waxaa garoonka dhaawac looga saaray Pedro.

Dhaliyaha reer Spain ayay si xun isugu dheceen goolhayaha  PAOK taa oo ka dhalatay inuu cabaar dhulka ka sii kici waayo.

Pedro ayaa iminka shaki laga muujinayaa taam ahaanshihiisa kulanka ay Chelsea ku wajaheyso West Ham.

Laakiin tababare Sarri ayaa ka dhawaajiyay ciyaarta kaddib in dhaawaca Pedro uusan ahayn mid aad u halis badan.

“Ma garanayo xaalada sida saxda ah.

“Ilbiriqsiyo yar ayaan la hadlay isaga laakiin dhaawac halis ah ma ahan malaha.

“Shaki ayaa laga muujinayaa kulanka West Ham.”.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close