Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Valencia vs Juventus

(Champions League) 19 Sab 2018. Kooxaha Valencia iyo Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulankooda ugu horeeya ay xili ciyaareedkan kaga daah furan doonaa heerka group-yada ee tartanka Champions League.

Hadaba shaxda rasmiga ah ee kooxaha Valencia Vs Juventus.

Valencia:  Neto, Ruben Vezo, Paulista, Jeison Murillo, Jose Gaya, Carlos Soler, Daniel Parejo, Daniel Wass, Goncalo Guede, Rodrigo, Michy Batshuayi.

Juventus: Szczesny, Cancelo, Bonucci, Chiellini, Alex Sandro, Matuidi, Pjanic, Khedira, Ronaldo, Mandzukic, Bernardeschi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close