Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Real Madrid vs Roma

(Champions League) 19 Sab 2018. Kooxaha Real Madrid iyo Roma ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulankooda ugu horeeya ay xili ciyaareedkan kaga daah furan doonaa heerka group-yada ee tartanka Champions League.

Tababare Julen Lopetegui ayaa kulanka kusoo bilaawday goolhaaye Keylor Navas, iyadoo Thibaut Courtois uu kulankan kaga soo bilaaban doono kursiga keydka.

Hadaba shaxda rasmiga ah ee kooxaha Real Madrid Vs Roma.

Real Madrid:  Navas, Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo, Modric, Casemiro,  Kroos, Isco,  Bale, Karim Benzema.

Roma: Robin Olsen, Florenzi, Manolas, Fazio, Kolarov, Zaniolo, De Rossi, Steven Nzonzi, El Shaarawy, Edin Dzeko, Cengiz Under.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close