Ma ragtay siduu Xalay Mane u BAHDILAY xiddiga ugu qaalisan uguna Mushaarka badan kubbada cagta ee Neymar…(DAAWO adigaa YAABI doonee)

(England) 19 Sab 2018. Sadio Mane ayaa xalay si xun Goysmo ugu bahdilay laacibka ugu qaalisan uguna mushaarka sarreeya kubbada cagta adduunka ee Neymar.

Neymar ayaa saameyn aad u yar ku lahaa ciyaartii xalay ay PSG guul darrada 3-2 kala kulantay kooxda Liverpool.

Waxaase taa kuu dheer in laacibka reer Brazil lagu dhigay Goysmo waali ah mar uu isku dayay inuu raacdo Mane.

DAAWO TAN LAGU DHIGAY NEYMAR:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close