Shaxda rasmiga ah ee Inter Milan vs Tottenham (Icardi oo ku soo bilowday)

(Milan) 18 Sab 2018 Kooxaha Inter Milan iyo Tottenham ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Pochettino ayaa ku soo bilaabay weerarkiisa Erik Lamela, Son iyo waliba Harry Kane, waxaana ka go’an guul oo kaliya.

Dhanka kale, tababare Spalletti ayaa ku soo bilaabay weerar yahanka reer Argentina ee Mauro Icardi oo keydka ku soo bilowday kulankii Parma.

Shaxda Inter vs Tottenham:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close