Safafka rasmiga ah ee Liverpool vs PSG (Daniel Sturridge oo lagu badalay Firmino)

(Liverpool) 18 Sab 2018 Kooxaha PSG iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda kulanka adag ee goor dhaw ay isaga hor imaanayaan.

Tababare Klopp ayaa keydka dhigay Firmino oo dhaawac dhanka isha ah uu soo gaaray kulankii Tottenham ee sabtigii.

Daniel Sturridge ayaa lagu buuxiyay booskiisa, Henderson ayaa ku soo bilowday qadka dhexe waxaana keydka la dhigay Keita.

Dhanka kale, Tababare Tuchel ayaa ku soo galay shaxdiisa ugu dag, Neymar, Cavani iyo Mbappe ayaana ku soo bilowday.

Shaxda Liverpool vs PSG:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close