Day: September 18, 2018
-
Champ' League
Maxamed Saalax oo bixiyay Fal celin YAAB ku noqotay Taageerayaasha halkii uu u dabaal degi lahaa goolkii uu Firmino guusha ugu gacan galiyay Liverpool!! DAAWO
(England) 18 Sab 2018. Maxamed Saalax ayaa laga saaray dhammaadka ciyaartii dhawaan ay Liverpool guusha soo daahday ka gaartay PSG…
Read More » -
Champ' League
Liverpool oo guul muhiim ah kaga gaartay Anfield kooxda PSG kulankooda ugu horeeyay Group C ee tartanka Champions League.
(Champ’ League) 18 Sab 2018. Kooxaha Liverpool ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Paris Saint Germain kulankooda ugu horeeya Group…
Read More » -
Champ' League
“Muhiim ma ahan inaan ka cabsano Cristiano Ronaldo”… macalinka kooxda Valencia Marcelino
(Champ League) 18 Sab 2018. Marcelino ayaa hoos u dhigay inay jirto cabsi ay ka qabi karaan Cristiano Ronaldo, kahor kulanka…
Read More » -
Soomaaliya
Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya Cabdiqani Siciid Carab oo soo xiray horyaalka Jubbaland+SAWIRRO
(Kismaayo) 18 Sab 2018. Munaasabad lagu gudoonsiinayay kooxihii kalimaha hore ka galay tartankii Horyaalka Kooxah Jubbaland ee 2017-2018 ayaa maanta…
Read More » -
Champ' League
Seddaxley uu dhaliyay Lionel Messi oo ka caawisay Barcelona in sahal ay ku dhaafto PSV iyo Inter oo xili Dambe Guul soo laabasho ah ka Gaartay Dhigeeda Tottenham.
( Champ’ League ) 18 Sab 2018. Kulanka garoonka Camp Nou ayaa lagu kala maray qeybta hore 1-0 iyadoo labada…
Read More » -
Champ' League
Safafka rasmiga ah ee Liverpool vs PSG (Daniel Sturridge oo lagu badalay Firmino)
(Liverpool) 18 Sab 2018 Kooxaha PSG iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda kulanka adag ee goor dhaw ay isaga hor imaanayaan.…
Read More » -
Champ' League
RONALDO vs MESSI: Loolanka labada Laacib oo dib u bilaaabanaya
(Champions League) 18 Sab 2018. Waxaa caawa oo Talaado ah la daah furi doonaa kulamada ugu horeeya heerka group-yada ee tartanka…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Inter Milan vs Tottenham (Icardi oo ku soo bilowday)
(Milan) 18 Sab 2018 Kooxaha Inter Milan iyo Tottenham ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Spain
Waqtiga Barcelona ay heshiiska cusub ka saxiixayso tababare Valverde oo la ogaaday
(Barcelona) 18 Sab 2018 Madaxwaynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa daaha ka qaaday waqtiga ay la fariisanayaan tababare Ernesto…
Read More » -
Italy
Juventus oo bar-tilmaameed koowaad ka dhiganeysa Francisco Isco xagaaga soo aadan
(Juventus) 18 Sab 2018. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in kooxda Juventus ay bar-tilmaameed koowaad ka…
Read More »