“Marwalba oo aan la ciyaarno Real Madrid waxaan u gaysanaa dhibaato” – Totti

(Roma) 17 Sab 2018 Halyeeyga Roma ee Francesco Totti ayaa ka hadlay kulanka kooxdiisu ay la ciyaarayso Real Madrid arbacada.

Francesco Totti ayaa sheegay in marwalba oo Roma ay la ciyaarto Real Madrid ay u gaysato dhibaato xili kulanku uu ka dhacayo Bernabeu.

41 jirkaan oo la hadlay Corriere dello Sport ayaa yiri:

“Kooxda horyaalka yurub ayaan ku la ciyaaraynaa Madrid, waa garoon ka duwan garoomada kale, waan ku guulaysanaynaa inaan soo bandhigno qaab ciyaareed fiican”.

“Waa inaan kala hortagnaa maskax dagan iyo ruux tartaneed, waa kooxda ugu wanaagsan koobka, balse marwalba oo aan ka hortagno dhibaato ayaan u gaysanaa”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close