Day: September 16, 2018
-
England
Jurgen Klopp oo ku dooday in Liverpool aysan ku tiirsaneen kaliya Mohamed Salah
(Liverpool) 16 Sab 2018. Jurgen Klopp ayaa aaminsan in Liverpool ay xili ciyaareedkan cadeesay sida aysan ugu tiirsaneen adeega laacibka xulka…
Read More » -
England
“Mohamed Salah waa inuu noqdaa kaligii taliye”… Halyayga kooxda Liverpool Robbie Fowler
(Liverpool) 16 Sab 2018. Halyayga kooxda Liverpool Robbie Fowler ayaa diiday inuu dhaleeceeyo Mohamed Salah, kadib markii lagu eedeeyay inuu kaligiis…
Read More » -
Italy
“Gooolkii koowaad ee Ronaldo wuxuu ahaa nasiib, laakiin kan labaad waa mid cajiib ah”… Allegri
(Juventus) 16 Sab 2018. Macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay in dhaqan xumida Douglas Costa uu kula kacay xidiga kooxda…
Read More » -
Italy
SAWIRRO+MUUQAAL: Suxul, Teesto iyo waliba Candhuuf, Costa oo Taariikh xun loo diiwaan galiyay xilli isla kulankaa Ronaldo Baal Dahabi ah lagu qoray!!
(Torino) 16 Sab 2018. Haddii Cristiano Ronaldo baal dahabi ah looga qoray Serie A kaddib markii uu dhaliyay goolashiisii ugu horreeyay…
Read More » -
Italy
Ronaldo oo horyaalka Serie A ka furtay akoonkiisa goolasha, imisa gool ayuu kasoo dhaliyay saddexdii horyaal kale uu soo maray?
(Juventus) 16 Sab 2018. Ugu danbeyntii, Cristiano Ronaldo ayaa goolkiisii ugu horeeyay ee kooxda Juventus u dhaliyay, kaasoo ahaa mid laga…
Read More » -
Soomaaliya
Waaberi Yaa Jooji karaahee
(Muqdisho) 16 Sab 2018. Degmada Waaberi oo sanadkii tagay si raaxo leh ku qaaday koobka Degmooyinka Gobalka Benaadir ayaa misane…
Read More » -
Horyaallada
Ronaldo oo dhaliyay Goolashiisii ugu Horreeyay ee Horyaalka Talyaaniga xili Juventus ay Guul ka gaartay Sassuolo+SAWIRRO
( Serie A ) 16 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ugu dambeyntii furtay koontadiisa goolasha ee kooxda Juventus kulankii ay…
Read More » -
England
Chelsea oo la kulantay dharbaaxa xoogan inta lagu gudi jiray kulankii Cardiff City
(Chelsea) 16 Sab 2018. Wargeyska “Mondo Deportivo” ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Chelsea iyo macalinkeeda Maurizio Sarri…
Read More » -
England
Wayne Rooney oo ka hadlay sirta ka dambeysa inuu ka soo dhaqaaqo horyaalka Premier League
(England) 16 Sab 2018. Weeraryahankii hore ee xulka England Wayne Rooney ayaa sheegay in kasoo dhaqaaqistiisa horyaalka Premier League inay sabab…
Read More » -
England
RIKOODH CAJIIB AH: Ma Ogtahay marna lagama adkaan Chelsea markasta uu Hazard…!!????
(London) 16 Sab 2018. Eden Hazard ayaa shalay ka kacay Saddexleydiisii ugu horreysay ee Chelsea muddo afar sano ka badan ciyaartii…
Read More »