Safafka rasmiga ah ee Bayern Munich vs Bayer Leverkusen (Ribery oo keydka fadhiya iyo Gnabry oo ku soo bilowday)

(Munich) 15 Sab 2018 Kooxaha Bayern Munich iyo Bayer Leverkusen ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 4:30 PM.

Tababare Niko Kovac ayaa keydka dhigay xiddiga reer France ee Ribery, wuxuuna ku soo bilaabay da’yarka reer Jarmal ee Gnabry.

Waxaana dhanka weerarka ka caawinaya Bayern Lewandowski, Muller iyo Robben.

Shaxda Bayern Munich vs Bayer Leverkusen:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close