Chelsea oo Xaaqday Cardiff, Arsenal oo Dirqi guul kaga gaartay Newcastle iyo City oo Cashir u dhigtay Fulham

( Premier League ) 15 Sept 2018. Difaacayaasha Premier League ee Manchester City ayaa guul muhiima kag gaaray garoonkeeda Etihad Stadium markii ay 3-0 kaga badiyeen dhigeeda Fulham.

Dheesha oo socota 2 daqiiqo waxaa hogaanka kulanka u dhiibay City laacibkooda Leroy Sane ka hor inta uusan david Silva raacsan goolka labaad.

Goolka seddxaaad ee Manchester City ayaa yimid qeybta dambe waxaan u dhaliyay Raheem Sterling.

Manchester City's German midfielder Leroy Sane (C) celebrates with teammates after scoring during the English Premier League football match between Manchester City and Fulham at the Etihad Stadium in Manchester, north west England, on September 15, 2018. (Photo by Oli SCARFF / AFP) / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No video emulation. Social media in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No use in betting publications, games or single club/league/player publications. / OLI SCARFF/AFP/Getty Images

Dhinaca kale kooxda Chelsea ayaa u awood sheegatay kooxda Crdiff city iyadoo ku garaacay 4-1.

Inkastoo goolka looga hormaray Blues balse xiddiga Eden Hazard ayaa guushan kooxdiisa ka caawiyay markii uu dhaliyay seddaxdley ama hat trick halka goolka afaraad uu dhaliyay laacibka Willian.

Guushan ayay Chelsea kaga dhigan tahay mid adkaatay shan dheel ee ilaa hadda dheeshay horyaalka waxayna lee yihiin 15 dhibcood.

Ugu dambeyn naadiga Arsenal ayaa guul durqi ah kasoo hoyday kooxda Newcastle oo ay marti u ahaayeen.

Labada gool oo ay ku badisay kooxda Unia Emery waxaa u dhaliyay laabiciinta kala ah Granit Xhaka iyo Mesut Ozil halka goolka calanka ay la timid kooxda Newcastle daqiiqadii dheeriag ee lagu daray cayaarta waxaana u dhaliyay laacibka Ciaran Clark.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close