Day: September 15, 2018
-
England
Romelu Lukaku oo ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Watford
(Manchester) 15 Sab 2018. Weeraryahanka kooxda Manchester United Romelu Lukaku ayaa ka hadlay guushii 2-1 ahayd ay kaga gaareen Watford kuloonkoodii…
Read More » -
Spain
Muxuu ja yiri Jordi Alba go’aankii ay maamulka Barcelona ku taageereen in kulanka Girona lagu ciyaaro magaalada Miami?
(Barcelona) 15 Sab 2018. Difaaca kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa muujiyay fikirkiisa kaga aadan in kulanka Catalan Derby lagu ciyaarayo…
Read More » -
England
Firmino oo markii ugu horeesay ka hadlay kadib dhaawacii darnaa ee kasoo gaaray isha kulankii Tottenham
(Liverpool) 15 Sab 2018. Roberto Firmino ayaa fariin ugu diray taageerayaashiisa bartiisa rasmiga ah ee Inistigram-ka, si uu kaga warbixiyo xaaladiisa…
Read More » -
England
Manchester united oo Joojisay Guulihii Xariirka ee Kooxda Watford markii ay ku Dubteen Garoonkooda+SAWIRRO
( Premier League ) 15 Sab 2018. Lukaku iyo Smalling ayaa u suura galiyay Manchester united inay guul 2-1 ku…
Read More » -
Spain
Valverde oo lumiyay xasilloonida kadib markii wax laga weydiiyay sababta uu u badalay Ousmane Dembélé
(Barcelona) 15 Sab 2018.Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa xakameyn waayay dareenkiisa kadib shirkii jaraa’id uu kasoo muuqday guushii ay…
Read More » -
England
Morata oo godkiisa biyo ugu soo galeen…(Hazard oo Sarbeebay inuu doonayo in hadda kaddib….)
(London) 15 Sab 2018. Eden Hazard ayaa Oliver Giroud ku sheegay dhaliyaha ugu fiican Adduunka kaddib sidii uu ula shaqeeyay…
Read More » -
Horyaallada
Inter Milan oo Guuldarro Naxdin Leh kala kulantay Kooxda Parma+SAWIRRO
( Seire A ) 15 Sept 2018. Naadiga inter ayaa qasaaro lama filaana ay kasoo gaartay dhigeeda Parma markii looga…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo guul Soo laabasho ah ka gaartay kooxda Real Sociedad+SAWIRRO
( La Liga ) 15 Sept 2018. Difaacayaasha horyaalka La Liga Spain ee Barcelona ayaa si dhib badan guula laga…
Read More » -
England
Chelsea oo Xaaqday Cardiff, Arsenal oo Dirqi guul kaga gaartay Newcastle iyo City oo Cashir u dhigtay Fulham
( Premier League ) 15 Sept 2018. Difaacayaasha Premier League ee Manchester City ayaa guul muhiima kag gaaray garoonkeeda Etihad…
Read More » -
England
Aboutrika oo difaacay Mohamed Salah, isagoo dhinaca kale weerar ku qaaday Sadio Mane
(Liverpool) 15 Sab 2018. Xidigii hore xulka qaranka Masar Mohamed Aboutrika ayaa ka hadlay sida uu ka careysan yahay xaasidnimada Sadio…
Read More »