Spalletti oo si weyn u amaanay Nainggolan, isagoo dhinaca kale ka hadlay muhiimada uu Inter u leeyahay

(Inter) 14 Sab 2018. Macalinka kooxda Inter Milan Luciano Spalletti ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada uu leeyahay laacibka reer Belgian Radja Nainggolan, kaasoo yimid garoonka San Siro suuqii dhawaa ee xagaaga.

Luciano Spalletti ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay kula ciyaari doonaan horyaalka Serie A kooxda Parma, wuxuuna ka hadlay dhowr arimood ee kooxdiisa la halmaala.

“Parma waxay u ciyaari doontaa si aad u firfircoon, waxay isku dayi doonaan inay ugu yaraan kala laabtaan dhibac garoonkeena Giuseppe Meazza”.

“Radja Nainggolan wuxuu sameyn karaa farqi, waa ciyaaryahan weyn wuxuuna leeyahay ruux aan caadi aheyn ee dib u soo celin doonta kooxda”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close