Martin Keown oo saadaaliyay in Liverpool ay garaacayso Tottenham isla markaana ay ku guulaysanayso …..!!

(Liverpool) 14 Sab 2018 Halyeeyga kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa saadaaliyay kulanka bari galab ay Liverpool u safrayso kooxda Tottenham.

Martin Keown ayaa saadaaliyay in Liverpool ay 2-1 uga adkaan doonto Tottenham bari galab maadaama ay aad u adag tahay xiliciyaareed kaan.

Wuxuu intaa ku daray in Liverpool looga baahan yahay inay guulaysato kulanka Tottenham haddii ay doonayso ku guulaysiga Premier League xiliciyaareed kaan.

“Waxaan arki karaa in Liverpool ay awoodo inay ku adkaato 2-1” ayuu yiri Martin Keown oo ka hadlay kulanka Tottenham ay marti qaadayso Liverpool.

“Ani ahaan si Liverpool ay u qaado Premier League waa inay guulaysataa kulanka bari ee adag” ayuu sii raaciyay.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close