DAAWO adigaa QOSLI doonee: Cristiano Ronaldo oo dhaa-dhaajinaya Wariye

(Torino) 14 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa wax gool ah u dhalin la’ Juventus tan iyo sidii uu ugu soo biiray xagaagan balse taas kama hor istaagin inuu ku sharctareeyo tababarka kooxda Juventus.

Intii lagu guda jiray tababarka Juve ee Khamiistii Ronaldo ayaa la arkayay isagoo soo gadaal istaagay Wariyaha kooxda isla markaana dhaa dhaajinaya isagoo iska dhigaya inuu sidiisa oo kale warka u tabinaya.

DAAWO adigaa QOSLI doonee:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close